BALIGUBADLE MEDIA
Hambalyo Meher Wacan:- Boqor ( Mustafe Cumar Dagaal ) Iyo Boqorada (Muna Good Muuse)
February 19, 2018 - Written by admin

Aabo  Sayid  Faarax  Isaaq Caruurtiisa  Iyo  Xaaskiisa,  Adeero  Maxamed  Cismaan  Axmed  Caruurtiisa  Iyo  Xaaskiisu, Waxay  Hambalyo, Bogaadin  Iyo  Farxad  mehereed  u  Dirayaan  Meherka  Boqor  Mustafe  Cumar  Dagaal  Iyo  Marwadiisa  Boqorada  Muna  Good  Muuse,  Sidoo  Kale   Asaxaabta  kala  ah 1:  Maxamed  Guuleed  Riiraash (Awoowo)

2: Adeero  Mustafe  Maxamed  Aqli (M.Aqli).

3:C/Risaaq  Maxamuud  Aw  Daahir

4: C/qani  Daahir   Ismaaciil

5: Siciid  Faarax  Muuse

6: Ayaanle  Maxamed  Aw  Cali

7: Rudwaan  Cabdi  Aw  Aadan (Galooley)

8: Ayaanle  Cumar  Dagaal.

9: Maxamed  C/laahi  Axmed

10: Abwaan  Xasan  Daahir  Ismaaciil  (Weedhsame).

Dhamaan  Bar-baartani  iyo  hal-doorkani  dhalinyaradu  waxay  hambalyo  ,  bogaadin,  niyaayir  iyo  maamuus  gacaltooyo  u  dirayaan  meherka  maanta  ka  qabsoomey  gudaha  magaalada  hargeysa  gaar  ahaan  hotel  (Crown),  Waxaaney  ilaahey  uga  baryeen  iney  nolosha  farxad,  badhaadhe  iyo  bash-bash  ku  qaataan. Rabbina  kala  siiyo  ubad  khayr  qaba  oo  dalkooda,  dadkooda  iyo  diintooda  anfaca.

COMMENTS