BALIGUBADLE MEDIA
Fanaanka Ku Cusub Saaxadda Fanka ee Oomaar oo Dagaal Qaawan Ku Badhtilmaameedsanaya Fanaanka Awale Yarre (Daawo)
February 14, 2018 - Written by editor

Fanaanka Ku Cusub Saaxadda Fanka ee Oomaar ee heestiisii ugu horaysay ee uu soo qaadaa muran badan keentay islamarkaana aakhirkii ay cadaatay in heesta uu soo xaday midhaheeda iyo laxankeedaba ayaa maalmihii u dambeeyay bilaabay dagaal uu ku wajahayo fanaanka caanka ah ee cawale aden oo isagu muddo badan fanka ku jiray bal hadaba aynu daawano muuqaaladda weeararka iyo difaaca ah ee ay iswaydaarsadeen cawale aden iyo oomaar

cawale aden

cawaale yare ayaa markii ugu horaysay ee uu fanka soo galay ahayd sanadkii 2005 waxaana markiiba hana qaaday heesihii ugu horeeyay uu ku soo galay fanka

awale yare

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS