BALIGUBADLE MEDIA
Aqlabiyadda Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargeysa oo Saxeexay Mooshinka Xilka Lagaga Tuurayo Soltelko
February 1, 2018 - Written by admin

Xildhibaanada golaha deeganka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyey ay wadeen saxeexa mooshin ay xilka kaga qadayaan Mayaarka Magaalada HargeysaCabdiraxmaan Solteco .

soltelko carabla
Qaar ka mid ah xildhibaanada saxeexay Mooshinkan oo ayaa noo  xaqiijiyey jiritaanka warkan waxaa ay sidoo kale aysheegeen in xildhibaanada mooshinkan saxeexay ay tiradoodu tahay dhawr iyo toban xildhibaan .
Sidoo kale xildhibaan mooshinkan saxeexay ayaa waxaa la sheegayaa in Maayarka ay ku eedeynayaan Arimo musuq maasuq oo xadhkaha goostey.
Dhawaan ayey aheyd markii xoghayihii hore ee golaha deganka Hargeysa uu musuq maasuq ku eedeyey maayar Solteco

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS