BALIGUBADLE MEDIA
Xildhibbaan Ka Tirsan Golaha Wakiillada Oo Sheegay In La Iibsaday Xafiiskii Badhasaabka Gobolka Awdal
January 8, 2018 - Written by admin

Xildhibaan Axmed Barkhad Obsiiye Oo Ka Tirsan Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Isla Markaasina Ah Xildhibaanadii Laga Soo Doortay Gobolada Galbeedka Somaliland Oo Maanta Ay Wax-bixin Ka Dhagaysanayeen Mudanayaasha Golaha Wakiiladu Ayaa Sheegay In La Iibsaday Xaruntii Gobolka Awdal

xildhibaan boorama

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS