BALIGUBADLE MEDIA
Wasiirka Daakhiliga oo Waarano U Jaraya Salaadiinta Jeegaan Diidka Xilli uu Bulshadda Ku Daawanayo Salaadiinta Jeegaamaysan ee Bulshadda Kala Qaybinaysa.
January 17, 2018 - Written by admin

Suldaan Maxamed Muuse Cune Oo Waaran Loo Jaray ayaa ku baaqay in la xidho Boqor Buurmadow iyo Suldaan Xasan. Suldaane Cune ayaa dhawaan ka jawaabay hadallo ku saabsan isbahaysi beelood siyaasi ah oo uu Suldaanka guud ee Jeegaantu Ka Jeediyay Burco

cunaaye7

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS