BALIGUBADLE MEDIA
Toban caqanadood oo haysta bulshawaynta Somaliland ee ay isla dhex marayaan rajay nayaan in uu wax ka qabto madax waynaha cusub ee la doortay waxay ahaayeen sidan :
January 9, 2018 - Written by editor

maax

1.In Somaliland waxii qaaliyoba aanu dib u soo noqon xitaa hadii uu jabo
2. Lacagta Somaliland shillin  oo qiimo dhacday
3 . Wax soo saar la’aan baahsan miyi iyo magalaba
4. Qaadkana soo galaya sacado badan sida 6da subaxnimo 10 subaxnimo 2da duhurnimo 4ta galabnimo 6da fiidnimo 9ka habeenimo in wax laga qabto oo la  xadeeyo  xiliyada uu soo galayo
5. Waxbarashada dugsiyada hoose dhexe oo aad u xumaatay khasatan iskuulada dawlada ee danyartu dhigato
6. Caafimaadka iyo u adeegayaasha cafimaadka wa dhaqatiirtee oo lacagahoogu qaali noqday marba marka ka danbaysa
7. Dawo aan la hubsan oo dalka lacag darted loo soo galiyo iyo sidoo kale dhaqtar iska qora dawo aan ahayn tii bukaanka logu talo galay madama oo anay oolin goobtiisa oo uu ta goobtiisa taala ka fuudh yeelo
8. Cadaladaro baahsan dhina shaqooyinka dhalinyarada si ay u helaan fursado isku mid ah
9. Xafiisyada dawlada ee loogu shaqeeyo umada khasatan wasiirada iyo agasimayaasha guud oo aan jawaab sax ah aan ku siin karayn iyo waliba malintii dad waynahana meesha laga kasaaray dhamaan teedba
10. Dhiiri galin la’aan haysta bulshada sida ay calamka wax ugu iib gayn la hayeen tii oo wadankeenu hodan yahay xag beerood iyo macdan iyo asaar qadiimi ah farshaxanimo qoto dheerna ay jirto

Qore: – xoghayaha Dahsoon
Magac: Ahmed xuseen maax
Tell : 063/5  _ 4421547

ALLA          MAHAD           LEH

COMMENTS