BALIGUBADLE MEDIA
Puntland oo Dhinacyadda Dimuqraadiyadda Iyo Doorashooyinka Kaga Wanaagsan Somaliland oo Hanaankii Dimuqraadiyadda Iyo Doorashadda Ku Riday Godmadaw
January 1, 2018 - Written by admin

Somaliland oo tan wixii ka dambeeyay ku dhawaaqista madaxbanaanineeda ku andacoon jirtay inay tahay dalka kaliya ee ku dhaqma dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka madaxa banaan oo xor iyo xalaal ah dhinac walba ha ahaatee haday tahay ururadda bulshadda, bahda saxaafadda iyo doorashooyinka guud ee dalka ayaan dhinacna ka wanaagsanayn islamarkaana wakhtiyadii u dambeeyay isku badashay goob fawdo iyo qalalaase kaas oo meesha ka saaray sharciyadda iyo ku dhaqanka xeerarka.

map

waxaana ugu dambaysay doorashadiii ururka solja oo noqotay mid kootaysan islamarkaana cid gaar ahi yeelatay

waxaana sharcidarada ay wadeen shakhsiyaadka afduubtay shirka u xalaalaysay xukuumadda somaliland oo iyaduba u muuqata mid sifo xaaraan ah ku timi islamarkaana taageeraysa shirka kasta oo sifo xaaraana lagu qabto

map2
dhanka kale dalka aynu dariska nahay ee puntland ayaa isagu ah dal xaga nidaamka iyo sharciyadda kaga wanaagsan maamulka somaliland oo mudooyinkan dambe caadaystay sharci jabin iyo fawdo si meesha looga saaro ku dhaqanka sharciyadda waxaana tusaale kuugu filan sharci daradda iyo qabyaaladda kornal muuse biixi ku taageeray wiilka uu adeerka u yahay ee marlabaad isku cumaamaday gduoomiyaha solja ee sharci daradda ah

ku darsoo dalka puntland ayaa ururka suxufiyiinta ee ka jiraa uu isagu isku doortay hanaan xor iyo xalaal ah iyadoo aan dawlad iyo shakhsi midna afduuban shirwaynihii ururka suxufiyiinytta puntland ee MAp

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS