BALIGUBADLE MEDIA
HAMBALYO HAMBALYO… BOQORKA ABDULLAHI AHMED FARAH (WAABERI) IYO BOQORADA NADA SAEED ADEN
January 21, 2018 - Written by editor

aroos

ANNAAGO AH QOYSKA REER AHMED FARAH MATTAAN WAXAANU HALKAN UGA HAMBALYEYNEYNAA

HAMBALYO GACAL IYO SOKEEYABA GUURKIINA LAGU FARAX WAA  BOQORKA ABDILLAAHI AHMED FARAH (WAABERI) IYO

MARWADIISA BOQORADA NADA SAEED ADEN OO MEHERKOODU KA DHACAY MAANTA MAGAALADA HARGEYSA, ILAAHAY GUURKIINA HA KA

DHIGO KII LAGU NASTO EE LAGU NAGAADO, UBAD KHEYR QABANA ILAAHAY KA BEERO ..AAMIIN AAMIIN

COMMENTS