BALIGUBADLE MEDIA
Dawladda Somaliya oo Ka Hadashay Qorshaha Ay Kaga Bixi Karto Daymaha Lagu Leeyahay Dalkeeda.
January 4, 2018 - Written by admin

Raysal Wasaare  Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa sheegay in xukuumaddiisu ay Qorsheyneyso sidii looga gudbi lahaa deynta lagu leeyahay Soomaaliya.

news1
loo soo mariyo dowlado kale.

“Xukuumaddu hadafkeedu waa sidii aan u heli laheyn dhaqaalaha ay aduunyadu bixiso anaga oo aan dad kale nagula soo dhiibin,sidaan u ahaan laheyn dad xor ah si ganacsatadu ay dowladooda ku Ganacsadaan oo ay aaminaan balse intaas oo idil jawaabteeda iyo fulinteeda dowladda iyo shacabka ayaa laga rabaa.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa dhowr mar oo hore ku cel-celisay in waqti badan la geliyay in deymh Soomaaliya lagu leeyahay la cafin doono,iyada oo Wasaaradda Maaliyadda sidoo kale ay soo bandhigtay qorsho arrintas fududeyn karta.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS