BALIGUBADLE MEDIA
Cali Warancadde oo Xukuumadda Ugu Baaqay Inay Talaabo Ka Qaado Salaadiinta Jeegaamaysan ee Dalka Fawdada Ku Wadda
January 17, 2018 - Written by admin

Cali Maxmed Waran-cadde wasiirkii Hore ee arrimaha Gudaha Somaliland oo warbaahinta Hargeysa kula hadlay waxa uu Ciidamada Ammaanka iyo Xukuumadda u soo jeediyay in Tallaabo laga qaado Salaadiin iyo Siyaasiyiin uu sheegay in Bulshada reer Somaliland ay kala qaybinayaan.

waran

Maamlihii Ugu danbeeyay waxa siweyn shacabku ugu qayb sameen hadalo ka soo yeedhay qaar kamid ah Madax dhaqameedka Somaliland, taas oo markale sida baaruuda u qarxisay xanaftii xumayd ee ololihii doorashada bulshadu ka dhaxleen.

hadalka cali warancadde ayaa ku soo beegmaya maalmo kadib markii suldaanka muuse biixi weedho muujinaya awooda jeegaanta ka jeediyay burco

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS