BALIGUBADLE MEDIA
Soltelko oo Xiliga Kala Guurka Markale Isku Dayay Inuu Iibiyo Dhulkii Haayadda WFP ee ku Yaalay Xaafadda Masalaha + Qiimaha uu Siiyay.
December 14, 2017 - Written by admin

maayarka fashilmay ee caasimadda hargeysa ayaa markale u soo dhigtay inuu iibiyo dhulkii haayadda wfp ee ku yaalay xaafadda masalaha ee caasimadda hargeysa isagoo hore iskugu dayay iibkan oo kale balse ku fashilmay iibkaas hore kadib markii ay si adag uga biyo diideen iibkaas maasuuliyiinta haayadda wfp iyo aqoonyahanka iyo xaafadda oo wkahtigaas soltelko ka fashiliyay qorshihiisii iibka ahaa ee uu la baacsanayay dhulkaas

soltelko ayaydhalay

wararka aanu helayno ayaa sheegaya in soltelko hadda dhulkaas siiyay lacag gaadhaysa 150 kun oo dolarka maraykanka ah isagoo si degdeg ahna habeen dhawayd dayr ugu wareejiyay

balse dadwaynaha xaafaddda iyo haayadda wfp ayaa arinkan meel adag ka taagan

Halkan Hoose Ka Daawo Dadka Deegaanka oo Si Adag Uga Hadlaya Iibka soltelko ula badheedhay dhulkan

 

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS