BALIGUBADLE MEDIA
Qaramada Midoobey oo soo saartay tirada dadka sanadkan lagu dilay Soomaaliya & Somaliland+Cida laysay
December 11, 2017 - Written by admin

Xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan Xuquuqda Aadanaha ayaa soo bandhigay warbixin ku saabsan tirada dadka lagu dilay Soomaaliya laga soo bilaabo 2016 illaa 2017.

Warbixinta ayaa sheegtay in Soomaaliya waxyeelo loogu gaystay 4,585 qof oo isugu jira dil iyo dhaawac, laga soo bilaabo January 2016 ilaa 14-ka Oktoobar 2017.

Tirada dhimashada ayaa lagu sheegay 2,078. Halka dhaawacu na yahay 2,507 qof.

Sidoo kale warbixinta ayaa lagu yidhi waxyeelada loo geysto dadka ku nool magaalada Muqdisho ayaa gaadhtay labo jibaar 100%.

Akhriso Shaxda ku saabsan tirada dhimashada :

warqad layn

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS