BALIGUBADLE MEDIA
Muuse Biixi oo Durba Jabiyay 6 Qodob oo uu Xafladdii Xilwareejinta Ka Sheegay Inuu Fulinayo
December 14, 2017 - Written by admin

muuse biixi ayaa maalintii shalay wuxuu balanqaad rasmiya ka sameeyay munaasibadii loo qabtay dhaarinta xilwareejintiisa madaxwaynenimo qodobadda ugu muhiimsan ee laga xusi karro hadaladii madasha ee shalay waxa kamid ahayd waxaan samaynayaa xukuumad ku dhisan cadaalad, sinaan, sharci, waxa kale oo aan aad iskugu taxaluujinayaa inaan ku jiifsan doono bahwaynta kulmiye waxa kale oo aan noqon doonaa madaxwyane isku haysa somaliland cidhif ilaa cidhif

muuse afwayne

waa hadaladii ugu muhiimsanaa ee muuse ka balanqaaday mar uu hadal ka jeedinayay munaasibadii shalay hadaba maxaa is badalay muuse muxuu ugu jiifsan waayay beelaha jeegaanta ee uu saamiga xukuumadiisa ka siiyay 12 wasiir

waxaase hadda muuqata in muuse durba ku wacad furay balamihii isla shalay uu ka jeedinayay munaasibadda iyo kitaabkii qur’aanka ahaa ee ka uu ku dhaartay
Halkan Hoose Ka Daawo Hadaladda Is Burinaya ee Muuse Biixi

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS