BALIGUBADLE MEDIA
Kornayl Muuse Biixi oo Goordhawayd Iclaamiyay Golihiisa Cusub ee Wasiiradda
December 14, 2017 - Written by editor

muuse biixi

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hada Ku Dhawaaqay Golihiisa Cusub Ee Wasiirada Oo U Badan Wajiyo Cusub

1.    Sacad cali shire wasiirka arimaha dibada

2.    Yaasiin faratoon waxbarashada

3.    Xasan ismaaciil warsame wasiirka Qorshaynta  iyo horu marinta

4.    Maxamed kaahin arimaha gudaha

5.    Ciise Axmed Yuusuf Cadale wasiirka Gaashaandhiga

6.    Yuusuf Maxamed Cabdi wasiirka horu marinta maaliyada

7.    Cabdiqani wasiirka cadaalada

8.    Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed  wasiirka diinta iyo awqaafta.

9.    Axmed muumin seed wasiirka horu marinta beeraha

10.                       Cabdriashiid xaaji ducaale wasiirka hawlaha guud

11.                       Yuusuf maxamuud Nuur wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada

12.                       Dr Cabdi Wali Sheekh Cabdilaahi wasiirka  Isgaadhsiinta iyo technology

13.                       Maxamuud xasan sacad  wasaarada ganacsiga warshadaha

14.                       Hinda jaamac xirsi  wasiirka arimaha bulshada iyo qoyska

style=”font-size:16px;”>15.                       Maxamed axmed maxamuud cawad wasiirka horu marinta maal gashiga.

16.                       Xasan maxamed cali gaafaadhi wasiirka xanaanada xoolaha

17.                       Cabdiraxmaan cabdilaahi faarax diiriye wasiirka warfaafinta wacyi geinta iyo dhaqanka

18.                       Shugri baandare  wasiirka deegaanka iyo horu marinta reer miyiga.

19.                       Saleebaan koore Yuusuf Cali Koore horu marinta biyaha.

20.                       Jaamac maxamuud cigaal  wasiirka macdanta iyo tamarta

21.                       Cabdilaahi abokor cismaan wasiirka gaaddidka iyo horu marinta jidadka

22.                       Maxamed xaaji cilmi wasiirka arimaha dastuurka

23.                       Maxamed muuse abees wasiir xigeenka warfaafinta

24.                       Yurub Abiib Cabdi Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha

25.                        Maxamed daahir wasiir ku xigeenka horu marinta maaliyada.

26.                       Cabdiqaadir maxamuud dhaga wayne wasiir xigeenka waxbarashada

27.                       Cabdinaasir cumar rooble wasiir xigeenka horu marinta caafimaadka.

28.                       Sahal maxamed jaamac faarax wasiir  xigeeenka gaadiidka iyo horu marinta jidadka.

Fiiro Gaar Ah:- Waxa Jira Masuuliyiin La Magacaabay Oo Ka Maqan Liiskan Kuwaas oo aanu goor dhaw idiin soo gudbin doono.

COMMENTS