BALIGUBADLE MEDIA
Dib U Milicso Weedhihii Ugu Adkaa ee Muuse Biixi Ku Gano Madaxwayne Cigaal Iyo Marxaladda Maanta Muuse Biixi Shalay iyo Maanta (Daawo)
December 4, 2017 - Written by editor

Dib U Milicso Weedhihii Ugu Adkaa ee Muuse Biixi Ku Gano Madaxwayne Cigaal Iyo Marxaladda Maanta Muuse Biixi Shalay iyo Maanta

muuse biixi

muuse biixi oo wakhtigaas muncaarad adag ku ahaa xukuumadii madaxwayne cigaal wuxuu maanta fadhiyaa kursigii uu barigaas muncaaradayay ee madaxwaynenimadda balse waxa hubaala in geedkii wakhtigaas uu muuse ka muncaaradayay dawladii cigaal ay iyana wakhti xaadirkan fadhiyaan rag kale oo siyaasiyiina kuwaas oo hore uga digay marxaladda wadanka lagu wado maantana dhexda u xidhay inay majaraha ku ilaaliyaan xukuumadda uu soo dhisayo muuse biix si hadii ay ka weecato majaraha ay muncaaradad adag oo tii muuse wakhtigaas ku hayay dawladdii cigaal ula soo baxaan si aan mar kale dalku halis u galin.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS