BALIGUBADLE MEDIA
Cabdilaahi Cukuse oo Sheegay Inuu Ka Xunyahay In Xukuumadii Hore ee Siilaanyo Lagu Tilmaamo Xukuumadii Musuqmaasuqa Iyo Boobka (Daawo)
December 25, 2017 - Written by admin

Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) oo qaybo kamid Ah Saxaafadda kula hadlaayay magaalada Hargaysa ayaa sheegay inuu ka xunyahay In Xukuumadii  uu ka tirsanaa ee Axmed Siilaanyo lagu sheego musuq maasuq

cukuse

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS