BALIGUBADLE MEDIA
Akhriso Beelaha ay Ka Soo Kala Jeedaan Wasiiradda Col Muuse Biixi + Jeegaanta oo Isku Haysata Kaligeed Tobaneeyo Wasiir.
December 14, 2017 - Written by admin

breaking news

1. Sacad Cali Shire Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caalamiga Ah — Ciise Muuse (Habar Awal)

2. Yasiin Xaaji Maxamuud Xiir Faratoon Wasiirka Waxbarshada — Jaamac Siyaad / Dhul Bahante

3. Cawaale Ibraahin Shirwac Wasiirka Qorsheynta —Samaroon

4. Maxamed Kaahin Arimaha Wasiirka Arimaha Gudaha — Reer Daahir / Habar Jeclo

5. Ciise Axmed Cabdala Wasiirka Gaashandhiga —- Warsan Gali

6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage Wasiirka Maaliyada –– Ciidagale

7. Cabdiqani Maxmuud Caateeye Wasiirka Wasaarada Cadaalada — Ciise

8. Sheekh Khaliil Wasiirka Diinta Iyo Awqafta —  reer aadan – Arab

9. Axmed Muumin Seed Wasiirka Beeraha — Habar Cafaan / Samaroon

10 . Cabdirashiid Xaaji Ducaale Wasiirka Hawlaha Guud — Dhulbahante

11. Yuusuf Mire Maxamed Boos Wasaarada Ciyaaraha — Habar Yoonis

12. Dr Cabdilaahi Sheekh Cabdilaahi Wasiirka Boosaha — Jibriil Abakor /Sacad Muuse

13. Maxamed Sacad Iidle Saajin Wasiirka Wasaarada Ganacsiga — Samaroon

14. Hinda Jaamac Gaani Wasiirka Arimaha Bulshada — Habar Jeclo

15. Maxamed Axmed Cawad Wasiirka Horumarinta Maalgashiga — Guulane / Arab

16. Xassan Gaafadhi Wasiirka Xanaanada Xoolaha Iyo Kaluumeysiga — Habarjeclo

17 . Cabdiraxmaan Cabdilaahi Guri Barwaaqo Wasaarada Warfaafinta — Makaahiil / Sacad Muuse (Habar Awal)

18. Shugri Baandaare Wasiirka Deeganka —- Cali Siciid / Habaryoonis

19. Saleeban Yuusuf Cali Koore Wasiirka Wasarada Biyaha —- Nuur Axmed / Dhulbahante

20. Jamac Maxamuud Cigaale Wasiirka wasaarada Macdanta — Habarjeclo

21. Cabdilaahi Abokor Wasiirka Gadiidka Iyo Horumarinta Jidadka — Ciise Muuse

22. Maxamuud Xaaji Cilmi Wasiirka Xidhiidhka Golahayasha — Habarjeco

23. Dr Xassan Ismaciil Yuusuf Warsame Wasiirka Caafimaadka — Habaryoonis

Wasiir Ku Xigeenada

1. Liban Yuusuf Wasiir ku xigeenka Arimaha Dibada — Subeer Celi / Arab

2. Maxamed Muuse Diiriye Wasiir ku xigeenka Arimaha Gudaha — Sacad Muuse

3. Maxamed Muuse Abeys Wasiir ku xigeenka Warfaafinta — Ciidagale

4. Yurub Abiib Wasiir ku xigeenka Xanaanada Xoolaha — Ayuub

5. Maxamed Daahir Fure Wasiir ku xigenka maaliyada — Toljecle

6. Eng Xussen Buuni wasiir ku xigeenka qorsheynta — Gabooye

7. Cabdiqaadir Dhego weyn Wasiir ku xigeenka waxbarashada — Ciidagale

8. Cabdnasir Kadin wasiir ku xigeenka caafimaadka — Habar Jeclo

9. Sahal Maxamed jaamac Faraax wasiir ku xigeenka —-

 

 

Haba Jeclo                                             5 wasiir
Gerxajis                                                  4 wasiir   sadex habaryoonis iyo hal ciidagale
Arab                                                         2 wasiir
Habar Awal                                            4 wasiir        laba sacad muuse iyo 2 ciise muuse
Dhulbahante                                          3 wasiir
Samaroon                                               2 wasiir
Ciise                                                         1 wasiir
Warsangali                                             1wasiir

Guntii Iyo Gabagabadii kornayl muuse biixi wuxuu kaga dhabeeyay balantii jeegaanta wuxuuna kuraastii ku taxay beeshiisa iyo beesha siilaanyo waa sidii balantu ahayd muuse biixi maadaama oo uu durba bilaabay inuu ku sii shaqeeyo wadadii hore sheekadiisu waa ka daroo dibi dhal way ka sii dartay uun.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS