BALIGUBADLE MEDIA
WARGEYSADA DUNIDU: Maxay Ka Yidhaahdeen Ololaha Doorashada Soomaalilaan Ka Socda
November 9, 2017 - Written by editor

UK. The Guardian-(Sidee dal aan la aqoonsanayn u qabtay ololaha doorashada dunida ugu qurux badan?)

USA. The New York Times-(“Somaliland way mudan tahay in la hambalyeeyo”) -Antonio Gutierrez Xooghaya Guud ee QM

Wargeysyada Somaliland

CHINA. China Daily-(China muxuu ka baran karaa Somaliland)

INDIA. The Times Of India-(Komishan doorasho kii ugu daacadsanaa dunida iyo ubaxa dimuqraadiyada Africa!)

AUSTRALIA. The Sydney Morning Herald-(Hogaanka baarlamanka oo bogaadiyay ololaha doorshada Somaliland)

JAPAN. Asahi Shimbun-(Waa tuma Japanta Africa?)

Turkey. Zaman-(Turkey ma ku fashilmay in uu Somaliland hoos u dhigo?!)

SouhAfrica. Cape Times-(Africa ma ku dayn doontaa Somaliland?)

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS