BALIGUBADLE MEDIA
Mujaahid Baa Yaabay!!!
November 9, 2017 - Written by editor

yaab

9 / 11 / 2017

Mujaahid-baa yaabay

Keene iyo kordhiye

Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib ma dhegaysatay

Nin mujaahidiin-tii ka mida oo London lagu waraystay

Maxaase la weydiiyay?

Kordhiye. Saaxiib ninkaa mujaahidka ah  oo la yidhaa

Axmed  cali  cabdi xirsi  oday.

saaxiib waxa la weydiiyay maxaad la yaabtay

anigu waxaan mooda-yay inuu sheegi doono waxuu ku

arkay ingiriiska laakiin may noqon.

wuxuu yidhi waxaan la yaabay muusaa mujaahida

oo taariikh ku suntan ay leeday  SNM

ayaantii la weydiiyay muuse isba waa kii garan waa yay

ayaan uu leeyay qudhiisaan dafirinba  ee  SAHRA HALGAN

waxa tidhaahaan mujaahid-baa yaabay mar danbana

haddaanad ceebtiisa doonayn badka ha keenin

guuleed liibaan  snm1710@livecom

COMMENTS