BALIGUBADLE MEDIA
Kaftan Dhexmaray Kornayl Muuse Biixi iyo Cabdiqaadir Jirde oo Si Kedis Ah Goob Cobixineed Ugu Kulmay (Daawo)
November 13, 2017 - Written by editor

Cabdiqaadir Jirde, guddoomiyaha xisbiga WADDANI iyo Murashaxa xisbiga KULMIYE Muuse Biixi ayaa si kedis ah ugu kulmay goob codbixineed oo Hargeysa ku taalla, waxaanay is waydaarsadeen kaftan xiiso leh.

jirduu

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

COMMENTS