BALIGUBADLE MEDIA
Garnaqsigii dhex maray siilaanyo iyo muuse biixi xalay iyo siduu u dhacay,
November 3, 2017 - Written by editor

Siilanyo:muusaw ma ilaa SNM ayad i sudhnayd?
Ma xisbigii dhammaa ee somaliland ayaan gacanta kaa saaray?ma saaxiibadaydii ila shaqaynaayay ayaanu isku seegnay muuse doorta?ma sahaydii ayaan idhi zamzameey daba sid oo how mi’yin muuse?ma burcaad ogayd salaad hore inaad igu kalihisay iina sheeg tidhi kuuna sheegay?ma seedigaa jamaal baad tidhi halayga reebo oo aynu adiga datraa u sad-qaynay aynu faysal ku istaadhnay?ma abtiyadaa ayaad isa-seegantiin?ma saddex iyo tobankii November ayaa subaxyo ka hadheen?ma somaliland daaye samatar ayaanad gacanta ku wada hayn?ma wali waad isoo eegaysaa !!!!

Muuse:siilaanyo miyaan is lahaa sidanaa dhici’
Lkn een een een  horta madaxwayne saleebaan iyo Komishinka miyaanad hoos wax ugu shegin?
Siilaanyo:maya kuwaas inagu ma xukuno
Muuse:Haa iska daa anaa jab la maagane lol

Siilaanyo:guudkaagu muusaw

waa wada fin iyo gaatir iyo booge,

Gal-dalooladaadaa ka badan galalka ciideede,

Gad’mi-wayday maantana muusaw adduun

galinba waa cayne,Lol Cilmi taan……
W/Q/mohamoud Abdi jama (Fiiqane)

COMMENTS