BALIGUBADLE MEDIA
Ciidamda Amaanka Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Mid Ka Mida Saraakiisha Xisbiga Waddani
November 13, 2017 - Written by editor

Ciidamada Amaanka ee Somaliland ayaa Imika xabsiga u taaxabay Xogahayaha Khaaska ee Musharaxa Xisbiga Waddani Baashe Yusuf Axmed

baashe xoghayn

Ilaa Hada lama garanayo sababata rasmiga ah ee Loo Xidhay masuul kasi waxa uu xisbiga waddani u qaabil sanaa maalinta Doorshada Dagmeda 31 May .

Wixii Wara Ee Ka Soo Kordha Kala Soco Wararka Dambe

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS