BALIGUBADLE MEDIA
Baastada ugu Wanaagsan Aduunka Oo La Ogaaday In Ay Tahay Baasto Pima Oo Ay Keento Shirkada Salaama
November 27, 2017 - Written by admin

Dr Buux Ibraahin AadanCilmi badhis caafimaad oo lagu hubinaayo tayada noocyada cuntooyinka sida caanaha, food stuf rashinka dalalka soo saara ee ka diwaan gashan hayada hubinta tayada cuntooyinka baastada aduunka ee dalka Switzerland geneva who ayaa lagu ogaaday in caanaha in shirkada salaama ay u iibgayso aduunka baastada ugu wanaagsan tayo ahaan ee prima wanaagsan yahiin caafimaadka fayaqabka cunista marka la barbar dhigo baastooyinka aduunka loo iib geeyo oo ay ka yimaadan dalka talyaaniga inta badan waxa loo baahan yahay in la waafajiyo sharciga caafimaadka guud ee caalamiga ah keydinta dajinta dhoofinta etc had iyo goor ganacsatadeenu ma ilaaliso shuruucda fayadhowrka ee ilaalinta cuntooyinka waqti kasta  inta badan waxa uu ahaa ganacsi ku  yimaada laba dawladeed oo lala socdo noocyada tayadiisa caafimaad ma jirin ganacsigan hada jira ee ganacsade kasta uu keenayo dalka cunto xaaran iyo xalaal waxay tahay ta kaliya ee ay hada ganacsatadu ka door bidaan danta caafimadka bulshadooda waa macash raadin degdega ah

 

WQ: Dr Buux Ibraahin Aadan

Fayo-dhawre madax bannaan

[email protected]

COMMENTS