BALIGUBADLE MEDIA
Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31Ka May Oon Xalay Lagu Kala Seexan Iyo Maw-jado Isbadal Doon Oo Xisbiga Waddani Hantiyay (Sawiro).
October 23, 2017 - Written by editor

axmed dhagax

Hargaysa(BGM)Magaalada Hargaysa Ee caasimadda Somaliland ayaa waxa saaka isku soo bax balaadhan ka sameeyay xisbiga mucaaradka ah ee waddani kaas oo muujiyay cududa Taageero ee uu ku haysto  degmooyinka iyo goboladda dalka Somaliland.

Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31Ka May ayaa Xalay ilaa Saaka waxa laga sameeyay isku soo bax balaadhan oo dhoolatus ah kaas oo bulshadda ku dhaqan degmooyinkaasi aanay u kala hadhin codka iyo cududa ay u hayaan Xisbiga Isbadal doonka ah ee waddani.

Maanta oo ah maalintii koobaad ee xisbiga waddani ololaha u leeyahay ayaa waxa guudo Ahaan laga dareemayaa Awoodaha uu ku dhex leeyahay bulshadda dhexdeeda xisbiga

 


waddani ee uu hogaaminayo Aqoon yahan Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ee dhinacyaddana ay la hayaan Guddoomiyaha Kumeel gaadhka ah ee xisbiga waddani Cabdiqaadir Jirde Iyo Hogaamiyaha waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan.

Guddoomiyaha xisbiga waddani iyo masuuliyiinta xisbiga Isbadal doonka ah ee waddani ayaa goor dhaw boqolaal tageerayaal ah ee u taagan isbadal doonka kula hadli doona gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland Fagaarayaashooda.

Image may contain: 8 people, people smiling, outdoor
Image may contain: one or more people, crowd and outdoor
Image may contain: 5 people, people smiling, crowd and outdoor
Image may contain: one or more people, crowd, flower, outdoor and nature
Image may contain: 8 people, people smiling, crowd and outdoor
Image may contain: 2 people, people smiling
Image may contain: 11 people, people smiling, crowd, shoes and outdoor
Image may contain: one or more people, crowd, flower and outdoor
Image may contain: 5 people, people smiling, crowd and outdoorImage may contain: one or more people, hat, beard, closeup and outdoor
Image may contain: 3 people, people smiling, people standing, crowd and outdoor

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS