BALIGUBADLE MEDIA
Shirkadda Telesom oo Maal-galisay Mashruuca Caruurta La Nool Xanuunka Macaanka Wajigiisii Labaad ee 2017
September 12, 2017 - Written by editor

Shirkadda isgaadhsiinta casriga ah ee Telesom ayaa $15,000 ku wareejisay maamulka Cusbitaalka Global Polyclinic, lacagtan oo ay shirkaddu ugu deeqdo xanaanaynta Caruurta la nool xanuunka macaanka oo ay shirkaddu maal-geliso sanad kasta.

darbo iyo yaasiin

Shirkadda Telesom ayaa sannad walba cusbitaalka Global Polyclinic ugu deeqda $30,000 si daawo iyo daryeel caafimaad loogu fidiyo caruurta la nool xanuunka macaanka. Cusbitaalkan ayaa gacanta ku haya caruur la nool  cudurka macaanka oo tiraddoodu dhan tahay 150 caruura. Kuwaasi oo la siiyo adeegyo caafimaad oo dhamaystiran iyo talooyin la xidhiidha baahiyahooda gaarka ah.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS