BALIGUBADLE MEDIA
Rag Ka Soo Jeeda Beelaha Dhulbahante Oo Wasiiro Ah Waxay Ka Shaqaynayaan Caqabadna Ku Yihiin Heshiiska Samaliland Iyo Khaatumo.
September 8, 2017 - Written by editor

Heshiika u dhexeeya Somaliland iyo khaatumo waa mid lama huraan waana sida keliya oo lagu heli karo Somaliland midaysan oo cid walba la xisaab tami karta,taasina waxay ku iman kartaa wadahadalada labada dhinac oo laga gaadho heshiis midho dhal ah.

Hadaba waxaa jira rag ka mida wasiirada ugu tunka wayn dowlada Somaliland kana soon jeeda beelaha dhulbahante oo ka shaqaynaya caqabdna ku ah sidii  heshiisku u noqon lahaa madhalays.

maqaal

Arintani waa cadaan waadna garan kartaan wasiirka ugu tunka wayn Ee ka midka ah dowlada s/land Ee ka soo jeeda beelaha dhulbahante.

Waxaan jeclaan lahaa in saxaafadu hormuud ka noqoto heshiiska iyo wax kasta oo Dan loo karko

fashilisona cid kasta oo ka soo hor jeeda ama lid ku ah wixii qarankan Dan u ah

Cinwaankayga iyo address-kayba ka eeg emailka hoostiisa.

Waad mahadsan tahay.

ofarah@gmail.com

COMMENTS