BALIGUBADLE MEDIA
Maamulka Iyo Hawlwadeenadd baligubadlemedia Waxay Hambalyo U Dirayaan Bulshadda Islaamka Munaasibadda Ciida Awgeed
September 2, 2017 - Written by editor

ciid wanaagsan

Maamulka Iyo Hawlwadeenadd baligubadlemedia Waxay Hambalyo U Dirayaan Bulshadda Islaamka gaar ahaan bulshadda soomaalida meel kasta oo ay joogaan sidoo kale waxaanu halkan hamblyo uga diraynaa dhamaan akhristayaashayadda sharafta leh ee ku kala sugan dacaladda iyo daafaha dunidda  Munaasibadda Ciida Awgeed

 

COMMENTS