BALIGUBADLE MEDIA
Haween Isu-soo-bax Ka Sameeyay Jidadka Halbowlaha U Ah Magaalada Hargeysa Baaq-na U Diray Xukuumadda (Daawo)
September 12, 2017 - Written by editor

Qaar ka mida haweenkii ku caydhoobay ee ay xooluhu kaga baxeen abaarihii kulula ee wadanka ka dhacay ayaa isu-soo-baxyo ka sameeyay jidadka halbowlaha u ah magaalada Hargeysa.

haween
Haweenkan ayaa xukuumada Somaliland ee uu gadhwadeenka ka yahay madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ka codsaday inay u sameeyaan dib u dejin iyo xooleyn.
Haweenkani waxaa ay sheegeen in ay magaalada soo galeen kadib markii ay abaartu xoolihii ka saartay farahooda.

COMMENTS