BALIGUBADLE MEDIA
Gudoomiyaha Maxkamada Sareoo Digniin U Diray Bahda Garsoorka Somaliland, Xilli uu Qaar Kamida Gudoomiyeyaasha Maxkamaduhu U Ololeeyaan Qaar Kamida Xisbiyadda.
September 13, 2017 - Written by editor

Goomiyaha maxkamada sare ee soomaaliland garyaqaan Aadan Xaaji Cali ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu bahda garsoorka uga digay inay ku milmaan xisbiyada siyaasada somaliland.

huuhaa

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS