BALIGUBADLE MEDIA
Baaq Ku Socda Madax Dhaqameedka Beelaha Arab….Afhayeenka Jaaliyada Germany Xasan Xirsi
September 8, 2017 - Written by editor

asckm marka hore waxan bogadinayaa bahda Hadhwanaag Media. inta kabacdi hadan uso daadego mawduceyga waxa habeen dhaweyd Saqbadhkii  gurigiisa loogu dhacey Sh. Aden Sune oo ka mid ah Culimada waaweyn ee dalka iyadoo aaney ahayn markii kowad iyo markii labaad toona hadaba hadaanu nahay Qurbajoogta Beesha Arab ee ku dhaqan Germany waxanu ka codsaneynaa In Madax dhaqameedka Beeshu deg deg uga hadlaan arintas ugana hawl galaan sidii sheekhu Xoriyadiisa ku heli lahaa waayo wax loo dulqaadan karo wey dhaaftey Ciidanka RRU ee  xidhan Shaadhkii Qaranka lakin ah sida xaqiiqda ah Reer Lagu naasnuujiyo mesha oo Reeraha kale loo adegsadana waxanu leyahay walahi Somaliland waa Istaqaan yaan kolba Shaadh Qaran la isuso

madaxdhaqameedka arab

Xidhan hadey dhab dhab tagto maalin Joogi Meysaan Hargeisa.

Baaqani wuxuu si toosa ugu Socdaa 1. Suldaanka guud ee Beesha Suldan Cumer Suldan Max,ed Suldan Faarax
2. Suldaan Barre Xaaji Xussein
3.Suldaan Xussein Cabdi Cabdilahi
4.Suldaan Cabdilahi Leydh.

5. Ugaas Axmed Maxamed Siciid

6. Suldaan Foolgaawe

Afhayeenka Jaaliyada S/Land ee Germany
Hassan Hirsi

COMMENTS