BALIGUBADLE MEDIA
Axmed Cali Muuse oo Shucuurta Islaamka iyo Shacabka Somaliland Ku Bogaadiyay Munaasibadda Ciidul Adxa
September 1, 2017 - Written by editor

Siyaasi Axmed Cali Muuse oo Kamida Siyaasiyiinta Waawayn ee Somaliland ayaa dhamaan bulsho waynta islaamka gaar ahaan bulshadda somaliland u diray hambalyo ku aadan xuska munaasibadda qaaliga ah ee ciidul adxa

axmed cali muuse waxa uu sidan ku sheegay mar uu goordhawayd khadka telefoonka kula soo xidhiidhay xarunta baligubadlemedia ee hargeysa

axmed cali muuse

waxa uu sheegay inuu sanadkan sanadkiisa dhamaan umadda islaamka ah gaar ahaan umadda somaliland uu uga rajaynayo bashbash iyo badhaadhe

dhanka kale waxa uu siyaasi ruug cadaa axmed cali muuse baaq hambalyo ah u diray ciidamadda amaanka gaar ahaan ciidanka booliska iyo taliyahooda cabdilaahi fadal iimaan oo uu ku amaanay sida uu hadh iyo habeenba ugu heelanyahay sugidda amaanka dalka

waxa uu axmed cali muuse hadalkiisa ku soo afmeeray KULU CAAM WA ANTU BILKHAYR Sanadkan Sanadkiisa alle ha inagu gaadhsiiyo bashbash iyo badhaadhe

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS