BALIGUBADLE MEDIA
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Bulshadda Ku Dhaqan Magaaladda Hargaysa Ugu Baaqay Inaanay Bixin Cashuurta Ay Qaado Dawladda Hoose.
August 26, 2017 - Written by editor

Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Bulshadda Ku Dhaqan Magaaladda Hargaysa Ugu Baaqay Inaanay Bixin Cashuurta Ay Qaado Dawladda Hoose.

gudoomiye faysal cali waraabe ayaa hadalkan ka jeediyay xaflad furitaan oo xisbigiisu u qabtay xafiis cusub oo uu ka furtay degmadda axmed dhagax ee caasiamdda hargeysa isagoo tusaale u soo qaatay waddada tagta total ilaa pepsiga ee dayaca badani ka muuqdo islamarkaana ay dawladda hoose ku fashilantay dhismaheeda faysal oo arimahan iyo kale ka hadlaya kaga boggo muuqaalkan hoose

faysal

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS