BALIGUBADLE MEDIA
Wakhtigan lama joogo xili la is tuso dhoolatusyo balse Waa in shacabka loo gurmadaa W/Q Hamse Riiraash
January 9, 2017 - Written by editor

 Baddaanaba mar mar uunbaan hadlaa,ama aan mAqaal xagan kusoo qoraa waana marka aan arko wax muhiima u ah  bulshadeenana  anfac u ah,Haa.

Maanta waxa loolamaaya Waa axsaab lakiinse kuwaasi waxay leeyihiin  ,dhego ayna wax Ku maqlayn,Indho ayna wax Ku arkayn,Iyo qalbi ayna wax Ku dareemayn.imisaan Ka xumahay.

Maanta aag kaste u kac,meel walbana Soo eeg,Isla markaasina u kuurgal,waxaad dareemi doontaan diifya Iyo

haraadka Iyo wax taal  geyigeena.

Wakhtiga kan lama joogo xili la hunguriyeeya Kursi,Isla markaasina la is tuso dhoolo tusyo  jahwareersan,lakiinse Waa in loo kuurgalaa lana badbaadiyaa  shacabkeena tabaalaysan.
Salaam
Hamse riraash

 Baligubadlemedia Masuul Kama Aha Aragtida Dadwaynaha

COMMENTS