BALIGUBADLE MEDIA
Tacsi Tiiraanya Leh Geerida G/W/Waxbarashada Ee G/Sanaag Marxuum Maxamed Saalax .X. Xasan Ina Lilaah Wa Inaa Ilayhi Raajicuun
January 7, 2017 - Written by editor

Dhamaan jaaliyadaha reer ceerigaabo ee ku sugin dunida daafaheeda iyo gaar ahaan dadka hoos ku qoran waxay halkan uga gudbinayaan tacsi tiiraanya  leh dhamaan qoyskii marxuumka iyo dhamaaan reer XAAJI XASAN iyo gaar ahaan reer SAALAX .X. XASAN iyo waxay dhaleen, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii iyo dhamaan dadka ku nool gobolka sanaag siiba magaalada ceerigaabo iyo dhamaan shacabka somaliland geeridii GUDOOMIYIHII W/WAXBARASHADA ee G/Sanaag ALLE ha u naxariistee marxuum Maxamed Saalax .X. XASAN ( ANIIS ), oo ku geeriyooday  shilkii naxdinta lahaa ee maanta oo khamiis ah  05/01/17  ka dhacay agagaarka tuulada QOYTA  , waxaanuna
aniis(5)

ILAAHAY uga baryaynaa in uu qabrigiisa u nuuro janatal farduusana geeyo , qoyskiisii yar iyo weyn, qaraabadiisa . eheladiisa iyo dhamaan asxaabtiisa inuu sabriga iyo sulwaanka waafijiyo AMIIN AMIIN AMIIN.

1. Yusuf Suldaan Carab iyo reerkiisa.

2. Cali .X. Xasan iyo reerkiisa.

2. Maxamed Axmed Cawed iyo rerkiisa.

3. Oday Ibrahim Carab iyo reerkiisa.

4. Cabdulkareem Bajaame iyo reerkiisa.

5. Cabduraxmaan Axmed cawed iyo rerkiisa.

6. Xaaji cumar Cismaan Ziyaad iyo rerkiisa.

7. Maxamed Axmed Kuutiye iyo reerkiisa.

8. Cabduraxmaan Axmed Doodi iyo rerkiisa.

9. Maxamuud Ducaale Maxmed iyo reerkiisa.

10. Cabdurashiid Bajaame .

11. Faduumo Bajaame iyo caruurteeda.

12. yaasmiin Bajaame iyo caruurteeda.

13. Bahiir Baraawe iyo reerkiisa.

14. Cali Axmed Kuutiye.

WA BILAAHI TAWFIQ

COMMENTS