BALIGUBADLE MEDIA
Tacsi :- Dhamaan Maamulka ,Shaqaalaha, Macalimiinta Iyo Ardayda Jamaacada Alpha University
January 11, 2017 - Written by editor

dhamaan maamulka ,shaqaalaha, macalimiinta iyo ardayda jamaacada alpha university waxa ay tacsi udirayan gudoomiyaha ku xigeenka jamaacada tacsi

cabdirasaaq xuseen xasan oo walaalkii geeriyooday magaalada hargeysa (marxuun ibraahim xuseen xasan ) waxaanay illahay uga baryayan in uu jantul fadowsa ka waraabiyo ehelkii iyo qaraabadiisa samir iyo iman kasaadiqa ka siiyo

aaaaamiiiin aamiiiin

COMMENTS