BALIGUBADLE MEDIA
Soltelko oo Qaaday Talaabo uu Ku Waayi Karo Kursiga Iyo Suldaan Ku Hanjabay Inuu Ka Shaqaynayo Xilka Qaadistiisa (Daawo)
January 5, 2017 - Written by editor

soltelko

Bulshadda Ku Dhaqan Koonfurta Caasimadda hargeysa ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay talaabo soltelko ka badheedhay taasoo uu ku joojiyay wadada tagta madaarka hargeysa oo dhisme dibu habayn laami ah dawladda hoose ka waday.

amar joojintaas oo soltelko ku macneeyay inaanay dadwaynaha degan xaafadaas laamaydu ku taalaa iska bixin qaadhaanka lahgu habaynayo wadada

arinkan ayaa muujiyay sida aan soltelko dhexda ugu ahayn bulshadda caasimadda, iyadoo qaar kamida salaadiin ka hadashay arinkaasi ku hanjabeen in magaaladdu laba maayar yeelan doonto hadii sidan uu soltelko wax ku sii wado

Muuqaalka oo qaar kamida salaadiintaas halkan hoose ka daawo

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS