BALIGUBADLE MEDIA
Cabdiraxmaan Cirro oo Ku Eedeeyay Muuse Biixi Gumaadistii Qaar Kamida Bulshadda Somaliland (Daawo)
December 30, 2016 - Written by editor

Hargeysa (BGM) Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si kulul u weeraray guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo muddooyinkii dambe dhalliilo u soo jeedinaayey isaga oo soo faqay taariikho madow oo uu lee yahay guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, waxaana uu dib u xasuusiyey kaalintii uu ku lahaa hurintii colaadahii dagaalkii sokeeye, dhiigii daatay iyo weli ba sida oo kale hagar-daamooyin tira badan oo uu sheegay in uu dalka ka geystay Muuse Biixi.

cirro2

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS