BALIGUBADLE MEDIA
Waraysi Xiiso Badan Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Xirsi Cali Xaji Xasan(Daawo).
January 3, 2016 - Written by editor

Hargaysa(BGM) Wasiirkii hore ee Madaxtooyada, Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa waxa uu kaga hadlay arrimo kala duwan, oo ay ay kamid yihiin Xil ka qagistii Wasiirnimo, waayihii uu xilkaas hayay, xaalada Xisbiga KULMIYE, Mustaqbalkooda siyaasadeed iyo qodobo kale.

XARSI CALI XAAJI

WARKAS OO FAH FAAHSAN KA DAAWO HALKAN

COMMENTS