BALIGUBADLE MEDIA
Golaha Wakiilada Somaliland oo Ansixiyay Miisaniyada Qaranka Ee 2016.
January 3, 2016 - Written by editor

Hargeysa(BGM) Fadhi ay saaka yeesheen mudanaayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa ay ku ansixiyeen odoraska misaanyada qaranka 2016.

BARLAAMANKA SOMALILAND

Kal-fahdigan oo uu shir gudoominaayey gudoomiye ku xigeenka golahaasi Baashe Maxamed Faarax ayaa waxaa ay mudanayaashu gooni u ansixiyeen misaanyada qaranka balse waxaa ay ka reebeen cashuuro kordhin ah oo ay sheegen in ay miisnaayada ku jirto waxaana ay sheegen in dib loo eegi doono cashuurahaas kordhinta ah hadii golahu sax u arka dib laga ansixin doono

Misaanyada qaranka somaliland ee 2016 waxaa ogaaldey 40 xildhibaan waxaa ka aamusay 5 xildhibaan Gudoomiyuhuna muu codeyn

Waa markii ugu horeysay taariikhda Somaliland ee la kala saaro misaanayada qaranka iyo cashuuraha ku jira miisaanyada

 

Isha ku hay baligubadlemedia

COMMENTS