BALIGUBADLE MEDIA
Xukuumadda Somaliland oo Markii Ugu Horaysay Taariikhda Ku Guulaysatay Inay Dalka Keento Shirkadda Diyaaradaha Fly Dubai
June 8, 2015 - Written by editor

Hargeysa (BGM) Xukuumadda somalilad ayaa markii ugu horaysay taariikhda somaliland ku guulaysatay inay dalkeeda keento diyaaradda fly Dubai oo kamida diyaaradaha inta badan ukala goosha dunida dacaladeeda

fly dubai

wasaaradda duulista & hawada somaliland oo xukuumadda uga wakiiladda duulimaadyada & maamulka hawadda ayaa ku guulaysatay inay dalka keento diyaaradda fly Dubai oo kamida diyaaraha caalamiga ah

diyaaradda fly Dubai ayaa la filayaa inay dalka soo caga dhigan doonto maalinta bari iyadoo la filayo inay soo qaado madaxwaynaha somaliland & waftiguu hogaaminayo oo safar shaqo maalmahan ugu maqnaa dalka isu taga imaaraadka carabta

si kastaba ha ahaatee xukuumadda somaliland ayaa ku guulaysatay inay markii ugu horaysay dalka keento mid kamida diyaaradaha ugu waawayn dunida

fly dubai2

si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horaysay ee taariikhda somaliland wasaaradda duulistu somaliland keento diyaaraddo heer caalami ah

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS