BALIGUBADLE MEDIA
WAXAAN HANBALYO U DIRAYAA ODAYAASHA MUSDAMEEDKA EE LAANTA BIRMINGHAM SIDA SHARAFTA EE XILKOOGU UGU SOO BAXEEN UNA SAMEEYEEN XUBNIHII XISBIGA EE QAYBTA BIRMINGHAM.
June 10, 2015 - Written by editor

WAXAAN HANBALYO U DIRAYAA ODAYAASHA MUSDAMEEDKA EE LAANTA BIRMINGHAM SIDA SHARAFTA EE XILKOOGU UGU SOO BAXEEN UNA SAMEEYEEN XUBNIHII XISBIGA EE QAYBTA BIRMINGHAM.

Waxaan aad iyo aad ugu hanbalyeynayaa madasha quruxda badan ee ay soo ababuleen, odayaasha iyo waxgaradka xisbiga ucid laanta Birmingham laguna doortay xubnihii xisbiga u matali lahaa magalaada Birmingham aad baad u mahadsan tihiin waxaad qabateen shaqo qaran.

Shirkaas oo 6/6/2015  time:17:30-19:30 ka dhacay Sparkbrook Conference Centre,waxa ka soo qayb galay taageerayaaltiro badan .
Halkaas waxa amaan iyo mahadnaq balaadhan looga soo jeediyey gudigii qaban qaabada skirka oo iyagu si aad u wacan shirka iyo madashaba u soo diyaariyey. gudiga qaban qaabada shirka waxay kala ahaayeen mudanayaasha :-
Cabdi cali xuseen
cabdikariin Raas
Cabdirashiid xasan shire
Cabdiraxmaan xasan carwo
Cabd maxamed (two bag)
Waxa xusid mudan in shir-gudoonka shirka daadihinayey ku dheeraadeen amaanta gudigii hore oo uu gudoomiye ka ahaa Mudane maxamed cismaan diiriye (Gabo) oo mudo  laba sano ah xilka soohayey.
Shir-gudoonka shirka hagayey oo kala ahaa
Muuse Maxamed Ducaale  Chairman
Siciid Physics
Cusman Diiriye
Cali Jaamac
Dood dheer kadib waxa si GACAN TAAG AH  LAGU DOOR TAY  Guddi hogaaanka uqabata Xisbiga cadaaladda iyo daryeelka ee UCID gobolka westmidlands-uk. Guddiga oo ka kooban  7xubnood oo fulin ah iyo 13 xubno ah.
Guddiga fulinta:
Gudoomiye : Mustafe Gadiid
Gud. xigeen:Khadar cabdi xuseen
Xoghayn     :Maxamed cumar cali
Khasnajiga Guud: Cabdi Mawliid Nuur
Hanti dhawr       : Sacad Meheriye
Gudoomiyaha abaabulka iyo wacyigelinta: Dayib Eedaan Aadan
Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada:Mse Madoobe

ILAAH BAA MAHAD LEH

XOGHAHAYAH ABAABULKA IYO DARDAR GALINTE XIBGIGA UCID UK

Eng Faisal Abdirahman

COMMENTS