BALIGUBADLE MEDIA
Madaxweyne Sillanyo Waxa la Gadhay Xiligu Executive Order Ku Dhaqan galin la in 50% Kooto Loogu Xidho Gabdha Somaliland Xubna Golaha Wakiilada
June 10, 2015 - Written by editor

Waxaan salaamaya dhamaan saxaafada madaxa baanaan Somaliland’Qoraalkan kooban waxan diirada ku saaraya arin dadku badankiisu aad u daneenayo”Xuquuqda gabdha Somaliland inay helaan xaqooga”

Waxaa ayaan daro weyna inay dumarka Somaliland yihiin kuwa ugu dulman bulshada dhinac kasta.marka la eego kaalinta ay kaga jiraan bulshada maanta .waxa la odhan karaaba wa halbowlaha bulshada.tusaale haan waxad arkaysaa dumar subixii kalahaya si ay u kafeyan nolol maalmeedka qoyska ‘halka ninkii caruurta ka dhalay u noqday mid maxjar ku jira sidii xoolaha”meelna isakaba dhigay masuuliyadii ka saarnayd daryeelka qoyskiisa.

Dumarka Somaliland waxay laf dhabar u haayeen dib u xoreenytii dalka .yadoo la odhan karo waxa u dheera inay haayen groupkii u ugu saameynta

badna sida inay lasoo kacaa kufeen korinta agoomo.

An usoo noqdo dulucda maqaalkan.waxa xusid mudan in madaxweyne Siilanyo sadex jeer kusoo qaaday qudbad sanadeedkisisi inay ansixiyaan xeerkan kooto u xidfhida dumarka golaha waakilada.lakiin.nimankan 10 sano fadhiya wakiilada dhagahay ka fureesteen.mana muuqoto inay xeerka bulshada muhiimka u ah ansixiyaan.option kale ma furna oon ka hayn in madaxweyne Siilanyo ku dhaqan galiyo xeerkan decreeto madaxweyne,

Gebagabo wax sii socod kara maaha aduunkuna ma aqbalayo gole baarlamaan oo dadkay sheeganayaan inay metelaan 50% aysan ka dhex muuqaan.waxa intaa dheer inay dhawacayso dedaalak Somaliland ugu jirto inay aqoonsi caalamiya hesho dunida horumartay oo xuquuqda haweenka aad loo ilaaliyo’

wabilaahi towfiiq

COMMENTS