BALIGUBADLE MEDIA
Madaxwaynihii Hore ee Somaliland oo Burburkii Xisbiga UDUB Dusha Ka Saaray Cali Warancadde
June 11, 2015 - Written by editor

daahir riyaaleMadxwynihii Hore Ee Soomaliland Md: Daahir Riyaale Kaahin Ayaa Maanta Kusoo Laabtay  Dalka.
Md: Daahir Riyaale Kaahin Oo  Socdaalo Ugu Maqnaa Dalka Dibadiisa Ayaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Hargaysa,Madaxwaynihii Hore Ee Soomaliland  Oo qolka Nasashada Ee Maddarka Cigaal Kul Hadlay Warfidiyeenadda Ayaa Ka Hadlay Xaaladda  Guud Ee Soomaliland .
Sidoo Kalana Waxa Uu Sheegay Inaanu Burburin Xisbgiisii Udub ,Waxaanu Ku Balanqaaday In Uu Dib U Soo Celinayo Xisbiga , Sidoo Kalana Waxa Uu Dhaliilay Saxiibkiisii Horre Cali Maxad Waran Cade.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS