BALIGUBADLE MEDIA
Dhamaan Maamulka & Hawlwadeenadda Baligubadlemedia Waxay Tahniyad Meher Wacan U Diraan Mukhtaar Xayle Iyo Marwadiisa Amaal aadan siciid oo 5/6/2015 Meherkoodu Ka Dhacay Hargeysa
June 8, 2015 - Written by editor

mukhtaarDhamaan Maamulka & Hawlwadeenadda Baligubadlemedia Waxay Tahniyad Meher Wacan U Dirayaan Mukhtaar Xayle  Iyo Marwadiisa Amaal aadan siciid  oo 5/6/2015  Xafladda Meherkooddu ka dhacday hotelka emperial ee Caasimadda Hargaysa, waxaanu leenaahay noqda reerkii aqal-galkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo

Aamiin Aamiin

mukhtaar2mukhtaar3mukhtaar4

COMMENTS