BALIGUBADLE MEDIA
Madarasada Daarul Yaqiin Ee Barashada Quraanka Iyo Culuumta Islaamiga Ah
March 23, 2015 - Written by editor

Darulyaqin

Madarasada daarul Yaqiin ee barashda Qur’aanka Kariimka ahi Waxay Ugu  bishaareynayaa bulsho weynta soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogaan iyo daafaha caalamka inuu udiyaariyay machadka Daarul Yaqiin Online duruus casriyeeysan oo laguugu dhigi doono online markasta iyo meelkasta oo aad joogtid xitaa hadaad safar gasho wuu kula soconayaa hadaba hadaan kuu sharaxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono hadii uu Allah SWT raali ka noqdo waa sidan soo socota waxaa la guu dhigi doonaa… – Higaada Carabiga ta ugu saxsan – Barashada Quraanka Kariimka ah iyo Xifdigiisa Tajwiidka – Barashada Luqada Carabiga – Caqiidada – Fiqiga – Xadiiska – Iyo Siiradii Rasuulka (CSW)wixii intaas faah-faahin dheeraad fadlan kala soo xidhiidh: Tell:0025263-4765011
Ama Tell: 0025263-4840075

Ama Lacag la aan ku la Hadal  Tellephoneka African online
America Iyo Norway : 0015672654457
Yurub: 00358924701040

COMMENTS