BALIGUBADLE MEDIA
Wariyeyaasha Ragga ee sanadkaan Loo aqoonsaday -Real Investigative Journalists
February 23, 2015 - Written by editor

axmed aadan rooble
Qiimeeyn uu sameeyay Ururka Somali Investigative Journalists SOMIJ wuxuu sanadkaan Wariyeyaasha sanadka ee Somalida ugu aqoonsaday 12 Wariye,xaga Ragga

Wariyeyaasha  sanadkaan loogu magacdarnay The Best Investigative Journalist of the Year ayaa la sheegay in lagu xulay  sideey ugu hoowlgalaan hufnaan Suxufinimo,warar aan loogu ixsaan falin kuwa lacagta heysta ama xukunadda ku fadhiyo,iyagoo dhinaca kalena noqday daryeela yaal u damqaday bulshada dhibaateeysan ee somaliyeed

Wariyeyaashani waxeey soo gudbiyeen warar iyo barnaamijyo dhaxal gala kuwaas oo ku qotoma dabagalis iyo damqasho Wadaninimo.
Hadaba Wariyeyaasha Ragga ee sanadkaan la soo xulay waxeey kala yihiin:-

1-Abdi Aziz Afrika -Muqdisho

2-Salman Jamal – Muqdisho

3-Abdirahman Dhadhere – Hargeysa

4-Abdirisak Terra – Hargeysa

5-Ahmed Adan Roble -Hargeysa

6-Mohamed Boosh -Hargeysa

7-Omar Seerbiya -Hargeysa

8-Mohamed Soofadhiiste -Berbera

9-Abdi Azi Ibrahim -Borama

10-Mohamud Carab -Muqdisho

11-Mohamed Yusuf – London

12-Ahmed Darwiish -Nairobi

Waxaan ognahay,waxaan hubaa iney jiraan Wariyeyaal dhaxalgala oo hoowlkara hasse yeeshee daruufaha jira aawgeed aan xaqiiqada ka hadli karin ,iyagana waxaan u diraynaa Hambalyo ayaa lagu soo gunaanaday wareegtadan lagu sheegay somali Real investigation Journalism

Warkan oo Faahfaahsan Halkan Riix

COMMENTS