BALIGUBADLE MEDIA
Muuqaal Argagax Leh: Haweenay Somaliyeed oo Si Kabaxsan Bani-adaamnimada Afar Nin U Jidhdilayaan (Daawo Muuqaal Naxdin Leh)
October 23, 2014 - Written by editor

CrosssWaxa magaalada Muqdisho lagu duubay muuqaal gabadh si axmaqnimo ah  afar nin u garaacayaan gabadh aan far dhaqaajinayn oo waliba baryeysa in la daayo. Waxa ka mid ah dhawaaqeeda “Aboowe dumar ayaan ahay” iyo “Allay yaa Abgaalaaya” iwm . Maa murugo marka aad daawato. Video-gan ayaa muujinaya sida loogu tunto xuquuda dumarka Soomaaliya, siiba goobaha ay dawladu ka taliso oo ay ka mid tahay halka gabadhan lagu garaacayo oo uu ka mid yahay nin askari ah oo ay baryeyso in uu wax u qabto.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS