BALIGUBADLE MEDIA
Cabdi Good Oo Ku Tilmaamay Hees Uu Qaado Dalmar Yare ‘Hees Caruureed iyo Waali Cas
October 26, 2014 - Written by admin1

Baligubadlemedia.com -(London) Suugaan dhaadhiga ka siidaaya barnaamijka ugu caansan barnaamijyada lagaga hadlo suugaanta Soomaalida ee ka baxa Somali Channel ayaa xalay soo daayey barnaamij uu ku qaadaa dhigayo heesihii hore iyo kuwan dambe sida ay habkii humaag-raac isku dhaafeen ama u kala duwan yihiin ayaa soo qaatay heesta uu qaado fanaanka Dalmar Yare.

 

Hoos ka daawo

http://youtu.be/EGCTTBJu86Yi

 

 

Halkan Guji

COMMENTS