BALIGUBADLE MEDIA
Xirsi iyo Usaamiyo” Raygal iyo Ducaaliyo Niman Xiimayaa Yimi oo Dalki Xagaafay
August 17, 2014 - Written by editor

wasiirada beesha siilaanyoXidid iyo xigaal Xukuumadani weeye

Dadku kay xusheena

xiskiisiba ma joogo

xirsi iyo usaamiyo” Raygal iyo ducaaliyo Niman Xiimayaa yimi

oo dalki xagaafay

xoolay u haystaan dadwaynaha xabeebtee

meeyey xajigii le” xafarbay ku dhaafeen

ceebta kama xanaaqaan

xishoodkiyo asluutbtii, xilku uu lahaan jiray

waa ragaa xidh xidhaya ilaa xaawalaydii

La soco Qaybaha Danbe

Abwaan Nuur Maxamed Xasan Toosiye

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

 

 

COMMENTS