BALIGUBADLE MEDIA
War Deg Deg ah:- Warqad Sir Ah Liis ay ku Qoranyihiin Qurbajoogayaal Somalilanders ah oo Maxkamada Loo gudbiyay Islamrkaana Xabsiga Loo Taxaabayo Markay Dalka Yimaadaan
April 17, 2013 - Written by editor

Hargeysa-(BLM)-Waxa jiray in lagu raad joogay in lahelo  warqad lasheegay in Muwaadiniin Somalilanders ah Waran loogaso Gooyay Madaxtooyada Somaliland taasoo loogudbiyay Xeer ilalinta Guud ee Maroodi jeex isla mar ahaantaa la dhigay Magacdan Xuduuda Somaliland oo dhan kadib markii ay dadkani afkartooda kusoo gudbiyeen Alaadaha Internetka kuna dhaliilayeen Xukumada Siilaanyo.

Halkan hoose kala socda Magacda Muwaadiniinta ladoonayo in marka ay dalkooda hooyo tagaan Xabsiga lootaxaabo sida warqada dacwada ku qoran.

Magacdii oo aanu idin soo copy-gareynay Akhriso.

Haabiil Cabdi Haybe

Maxamed Cabdi Xassan Diridhaba (Halbeegnews)

Ibraahim Nuux Xusein (Dakhare)

Ibraahim Ciise Talaabo.

Mahamed Ibrahim Aden Qabo

C/fataax Siciid Axmed.

C/rashiid Cali Xamari.

Cabdi Aadan Cade

Xassan Maxamed Finiin.

Saciid Sheekh Abubaker “Ilkojiir”.

Naasir Ciise Geel Jire.

Shamis Qardajeex.

Sahra Axmed Moxamed Sahra Halgan

Anwar Sheekh Cabdala.

Faaduma Suldaan.

Xamze Axmed  Salaan.

Maxamed Haaruun

Liibaan Xaaji fagadhe.

Isaaq Maxamuud kastan

Yusuuf Nuux Yuusuf(Tadhase).

Roda Cosman mustawi

Cadnaan Mohamed Jamac.

Khadar Guun Jamac.

Mahamed Jamac (Qarannews)

Ibrahim Mead.

Yusuf Deyr Canada

Jasmin Cali Boos.

Ismaciil Abubakar Ismaciil.

Cabdi M. Suleebaan Mingiste.

Axmed C/laahi Maxamud “Ahmed Fartaag”

 

Source:- Oodweynenews.com

warqad sir ah 1aadwarqad sir ah 2aad

 

COMMENTS